Warsan Electronics Technology - Home
   
  Home
  Welcome
  Photos
  Contact
  Guestbook

Hordhac:-

®   Warsan Electronic & Technology

Waa Meherad u adeegta dhamaan bulshada kala duwan ee ku kala nool Jamhuuriyada Somaliland iyo bulshada dalka dibadiisaba joogta.

® Warsan Electronic Technology & Multi-Service waxay goor walba Macaamiisheeda ula diyaar tahay soo dhawayn iyo raali-gelinta adeegyada kala duwan ee ay ka hawl-gasho.

® Warsan Electronic Technology & Multi-Service waxaa kugu diyaar ah Injineero aqoon iyo waayo aragnimo u leh shaqadooda iyo shaqaale jajab oo ku raali gelin doona.

 

Kusoo Dhawow Warsan Electronic Technology & Multi-Service

Warsan Electronic Technology & Multi-service waxay kugu soo dhawaynaysaa Gacmo Furan iyadoo kuugu diyaar yihiin dhamaan adeegyadan hoos ku xusan:-

® Installation.

® Maintaining

® Repairing Servicing &

® Troubleshooting Electronic Equipments:-

   Ø  Telephones Switches (Pbx)

   Ø  Photocopiers

   Ø  Fax Machine

   Ø  Printers

   Ø  Power Supply Units

   Ø  Laptops Adapters and

   Ø  Their Accessories

Eng: Abdullahi Jama Ibraahim 

           

      ®    Qalabkaaga xumaada

      ®    Intaad Xoori Lahayd

      ®    Warsan baa Xalintooda

      ®    Xirfadaasi Taqaanoo

      ®    Xushmad Kuugu adeegi

      ®    Adigoon xeeladaysan

      ®    Oon xagna uga baydhin

      ®    Warsan kaalay la xaal

 

      ®    Copy kaaba naftaada

      ®    Hadii aad kohanaysay

      ®    Warsanbaa kambalkaaga

      ®    Kuligii wada keentay

      ®    Ee kaalay oo ugu kaalay

      ®    Kuligeen ina keena

 

   
Today, there have been 11 visitors (82 hits) on this page!
This website was created for free with Own-Free-Website.com. Would you also like to have your own website?
Sign up for free